QALIN-MAAL
Suugaan
(Move to ...)
Dhugo Waanodayda!
Soo noqo !
Dadkaan Kugu Jeclahay!
Majaro-Hababin
Gobanimo
Maamul baa Hana qaaday
▼
OGADEN NATIONAL LIBERATION FRONT (ONLF)
›
‘Waxaan ahay nin GADABUURSI ah, oo kasoo qaxay FAYAANBIIRO, waxaase haybtayda lagu diiwaangaliyay OGAADEEN, La iima ogola inaan si xor ah u...
Jidkii Qodxaha Badnaa!
›
Burburkii Somalia kadib, 1991-kii ayaa shir dib u heshiisiin loogu qabtay magaalada Addis-ababa, kasoo qayb galayaasha shirka oo dhamaa 75 ...
Kala mudnaan-siinta halganadii!
›
Angus Hamilton buugiisa THE BRITISH SOMALILAND waxa uu ku faahfaahiyay in Sayid M.C Xasan iyo kooxdisii Daraawiish mudadii dagaalka ku jire...
Ceeb maaha in lagaa guulaysto , waxaase ceeb ah halkii lagaaga guulaystay inaad ka kici waydo, ka baroorato, ku rafato, ama ku gama’daba!
›
01-May-2019 Kooxda LIVERPOOL 3 gool ayaa lagaga guulaystay, guuldaradooda kuma riixin garsoorkii ciyaarta, garoonkii kuma dhex rafan, ciy...
1 comment:
Mucaaradkii Abdilmajid Xussein iyo Mucaaradka Ahmed Shide.
›
AHUN, Cabdil-majid Xuseen waxa uu ahaa Gudoomiyihii iyo asaasihii xisbigii leegada Ethiopian Somali Democratic League (ESDL) kuna midaysnaa...
Hadii UCID iyo KULIYE doorashada galaan maxaa laga yeelayaa taageerayaasha WADANI ? Doorashadu maka dhici doontaa meelaha WADANI laga taageersan yahay? Deegaanadaasi siday xubno ugu yeelan doonaan golayaasha baarlamaanka iyo deegaanka? Ma IS-XAMBAAR mise.......?
›
Doorashada baarlamaanku waxay ahayd muhiimada koowaad (First priority) ee u taalay Xukuumadii Siilaanyo maadaama mudo xileedkoodu dhamaad...
Qoraa Guri Barwaaqo maxaa la gudboon si uu u difaaco Buugiisa SOOYAAL?
›
Bishii sagaalaad 2012 ayuu soo baxay buuga SOOYAAL,Ina Cabdale Xasan ma sheekh buu ahaa mise ......? wakhtigaas usoo baxay waxaan ka mid ah...
Hadalka ama qoraalka maskaxda soo mari!
›
Mid Habarjeclo oo saluugsan shanta wasiir ee xukuumada ku matala reerkooda ayaan waydiiyay , nooca saamiga ay ku qanci lahaayeen beel ahaan...
Dhexdhexaadintii Uganda iyo Tanzania, Musharaxanimadii xoghayaha OAU, Hogaamintii Qaramada midoobay,Ku biiristii Arab league, Xornimadii Djibouti iyo Xilalkii u usoo qabtay Cumar Carte
›
Shirka Ururuka Midawga Afrika (OAU) ee lagu qabtay Mugadisho June,1974, waxaa kasoo qayb galay dhamaan madaxweynayaasha Afrika, Shirka waxa...
Reer Gabiley ma iyagaa gar darĂ¡n, oo doonaya gobolnimo aanay u qalmin, mise iyagaa gar leh oo waxa la duudsiyayy xuquuqdoodii?
›
''Xildhibaanada guurtida iyo baarlamaanka ee Gobolada bariga Somaliland waxa kali ah oo ay ka midaysan yihiin inaan deegaanka Gabil...
CADAALAD DOONAW, CADAALAD DIID HA NOQON!
›
Ka waran mid reer Hargeisa ahi hadii uu yidhaa shaqaalaha dawlada gobolada Togdheer,Awdal, Sool, Sanaag, Sahil waa inaan ku yeelano saami k...
SOMALILAND LA WADA LEEYAHAY!
›
Reerka GARXAJIS waxay maamulaan afar wasaaradood oo ay ku jiraan Wasaaradaha maaliyada iyo caafimaadka oo ah labada wasaaradood ee ugu mac ...
maan guracan iyo garasho jaan!
›
Oct-2004 waxaa afti kala doorasho laga qaaday 12 Degmo oo Somali iyo Oromo ku wada noolaayeen, Somalidii degmooyinkaasi ku noolaa waxay d...
Ayax tag eelna reeb!
›
Siyaad Bare tag, Ilaahay baanay xisaabtiisu hor taal, wuxuse Somalia uga tagay miinooyin aasan oo eelkeedii Soomaali kala irdheeyay, mar...
Shirka Gacan-libaax ma mid guud ahaan Garxajis meel kastoo uu dago ahbaa, Mise ...?
›
Shirkaasi hadii uu yahay mid guud ahaan deegaanada beesha oo dhan looga arinsanayo, waxaan kula talin laha in ay muhiimada labaad ka dhi...
Somaliland yaa ka xoreeyay Ingiriis? Yaa keenay 26 June? Taariikh la qariyay!
›
Ingiriisku waxa uu dhulka Somaliland soo degay 1884-kii dano uu ka lahaa darteed, waxaanu kusoo dagay heshiis ay ku jireen Shuruudo adag...
Aragtidayda baadhista BAADI-GOOB ee doorashadii 2017, waxaan kusoo koobayaa todoba qodob;
›
1. Dhacdooyinka la xidhiidha kaadhadh codbixin oo cid aan lahayn ama aan ku haboonayn ku codaysay (Qaar dhintay, Qaar dhoofay, Caruur aa...
Dal bilaa bad ahi (Landlocked) ma yeelan karaa Ciidanka badda (Navy)? Ciidanka Badda Ethiopia halkee saldhigiisu noqon doonaa?
›
Mudooyinkii danbe waxaa soo noqnonayay in dalka Ethiopia qorshaynayo siduu u abuuri lahaa Ciidan Badda (Navy), waxaa ugu danbeeyay Raysal...
Col hortii Jabay!
›
''Somaliland ayaa shir degdeg ah iskugu yeedhay, golaha wasiirada markii ay ciidanka Puntland weerarka lama filaanka ah kusoo qaad...
Is-barbardhig: Somaliland iyo maamulka Puntland midkee magaalada Laascaanood .........?
›
Maamul goboleedka Puntland ee Somalia ayaa gacanta ku hayay magaalada Laascaanood iyagoo ku gabanayay reernimo, wak...
Hogaamintii, Hab-dhaqankii iyo Hibooyinkii M.X.I Cigaal AHUN. Q7AAD
›
. Somaliland oo buuxisay shuruudihii dawlanidnimo, caalamku kama garaabin inay aqoonsadan, AHUN M.X.I Cigaal waxa uu fari...
Hogaamintii, Hab-dhaqankii iyo Hibooyinkii M.X.I Cigaal AHUN. Q6AAD.
›
AHUN M.X.I Cigaal ma jeclayn in kalitalisnimo loo nisbeeyo, loona guul wadeeyo, mar uu 18 May 2001kii fagaaraha khayriyada Hargeisa ka khud...
Hogaamintii, Hab-dhaqankii iyo Hibooyinkii M.X.I Cigaal AHUN. Q5AAD.
›
Cigaal oo ahaa Xoghayihii xisbigii SNL waxaa u suurto gashay uu gacantiisa ku saxeexay in maxmiyadii Somaliland xornimadeeda ka qaadato ...
Weysha gawrac dibigu ha ku quustee!
›
23/07/1972 Goor barqo ah, goob barxad ah oo dad badan usoo daawasho tageen ayaa lagu toogtay, Jeneral Mohamed Caynaanshe Guuleed (ISAAQ...
Dastuurka Somaliland muxuu ka yidhi Khiyaamo qaran? Waxa la gudboon Muuse iyo Siilaanyo iyo Hal aan idhi Ciro.
›
Qodobka 1aad ee Dastuurka Somaliland waxa u adkaynayaa madaxbanaanida Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland,halka Qodobka 96aad farqradiisa ...
2 comments:
Hogaamintii, Hab-dhaqankii iyo Hibooyinkii AHUN M.X.I Cigaal. Q4AAD
›
AHUN Cigaal waxa uu ahaa shaqsi karti badan leh, waxa uu awood u lahaa inuu maskax iyo aqoon ku muquuniyo siyaasiyiinta kasoo horjeeda,...
Hogaamintii, Hab-dhaqankii iyo Hibooyinkii AHUN M.X.I Cigaal. Q3AAD
›
Wariye ka tirsanaa jariidad la yidhaa News staff ayaa 17 July 1994 khadka telefoonka ku waraystay M.X.I Cigaal. Su’aal uu wariyuhu waydii...
Hogaamintii, Hab-dhaqankii iyo Hibooyinkii AHUN M.X.I Cigaal. Q2AAD.
›
Aftahanimada oo ka mid ah sifooyinka hogaaminta ahun M.X.I Cigaal hibo ayuu u lahaa, hadaladiisu waxay ku salaysnaayeen xeeldheeri reeb...
Hogaamintii, Hab-dhaqankii iyo Hibooyinkii AHUN M.X.I Cigaal. Q1AAD
›
Tusmuu uunku kala leeyahee teenanaa simane Dad kale ninkiisii wax tara waa tix galiyaaye Idinkuna caqliga taabudka ah waa ku tumat...
Garnaqsi Gobolnimodoonka Gabiley gar mise gardaro? Q2AAD
›
Ku: Madaxweynaha/ Baarlamaanka JSL Ujeedo : Garnaqsi Gobolnimo-doonka Gabiley gar mise gardaro?Q2AAD Dastuurka Somaliland Shuruudah...
Garnaqsi Gobolnimodoonka Gabiley gar mise gardaro? Q1AAD.
›
Warbixin kooban Deegaanka Gabiley Mudane Madaxweyne, Golayaasha Sharci dajinta, Deegaanka gabiley waa degmo darajadeedu tahay (A...
Somalia miyaanay jirin Birimagaydo?
›
Waxaa jiri jiray imikadana ka jira meelo badan oo dhulka Somalida ah Dad birimaygaydo ah oo aan loo quudhin dil iyo dhibaataynba, kooxaha l...
Dawlada Djibouti ma sheegato Awdal Maxaa sobobay in Maamulka Puntland Sheegto Sool Iyo Sanaag?
›
Qaarada Afrika xuduudaheedu waa qaar ku dhisan mustacmarkii iyo Gumaysigii, waxaanu gumaystihii Qaybo u kala jaray Beelo isku hayb ah...
Dhacdadii Isaga iyo ADEEGA ZAAD.
›
Mooge faras magaalaha ayuu ku haystaa meherad yar oo isku badalka lacagaha ah (Sarifle) halkaasi oo uu quutal daruuriga uga raadiyo qo...
Dhacdadii Aniga iyo ADEEGA ZAAD.
›
Si aan QAWDHAN lacagtii ugu diro ayaan furay Adeega ZAAD waxaan galiyay Lanbarkii sirta ee ii gaarka ahaa,waxaanan maray dhamaan jaranjaro...
3 comments:
AL-SHABAAB iyo DARAAWIISHTII Midkee ..........?
›
Ma laga yaabaa in Alshabaab labaatan sano kadib taariikhda Somalida baal dahab ah lagaga qoro sidii Daraawiishba taalooyinka loog...
Gorfayn: Buuga DHAXALKII GOBONIMADA.
›
Waxaan booqday qaar ka mid ah shabakadaha Somaliland si aan wax uga ogaado dhacdooyinkii caalamka iyo Somalidaba, waxay ishaydu halacsa...
Qurbajooga iyo Qolqoljooga somaliland waa inay sameyaan Banaanbax ay Beesha Caalamka kaga Codsanayaan Ictiraaf.
›
...
Gorfayn: Buuga SOOYAAL, Ina Cabdalla Xasan Ma Sheekh Buu Ahaa Mise …. ?
›
Bishii sagaalaad ee sanadkii galbaday 2012 waxa ifka usoo baxay Buuga SOOYAAL oo lagu daabacay magaalada Hargeisa. muuqaalka iyo ta...
Prof A.I. Samatar waxa uu 2013 ogaaday in midnimadii Somaliyeed lagu hungoobay, halka badi shacabka Somaliland ogaadeen laga soo bilaabo 1961?
›
Mudo hal sano ah markii ay kasoo wareegtay is-raacii Koonfur iyo Waqooyi ayaa shacabkii Gobolada Waqooyi (SOMALIALND) ka muujiyeen niyad...
Dacwadii Aniga iyo Labada Eedaysane maxay ku dhamaatay?
›
G oorsheegtu waxay ku si nayd tobankii subaxnimo, waxaan dhex fadhiyay xafiiskayga gaarkaa anigoo gudanaya shaqo maalmeedka ii yaalay, ...
Wuxu yidhi “Jilib MAJEERTEEN ah ayaa ka badan ISAAQ”
›
Waxay ahayd abaaro shantii galabnimo waxaanu fadhinay faras magaalaha Hargeisa, waxan wada fadhinay nin reer Somaliland ah gaar ahaan kaso...
3 comments:
Isku Dad Ma Nihin!
›
...
›
Home
View web version